Posts

Showing posts from March, 2018

Waxaa sii socda calaacalka jaceylka sii qooraarso habka aad ugu jeedisan karto naf aad jeceshahay From :naf loo dhibanyahay

Waxaa sii socda calaacalka jaceylka sii qooraarso habka aad ugu jeedisan karto naf aad jeceshahay From :naf loo dhibanyahay Ku bilow sidaan  Garab baan kaa rabaa Gacal aan wadaagnoo Galabtii alle keeno Garbahaan isku hayaa Gargaar ii fidi Haddaan ku waayo habeenkii Hurdo waan ka quustaa Harsina warkeeda daa Halbowlihii dhiigga sidey iyo Hungurigaa I istaagey Hamuun baa ii heysee Hal mar ii imow Adaan kuu hilboobee Intaan iilka lay dhigin Itaan alwaaxa laygu xirin I saar sambabada agtoodiyo Saableyda caloosha I saar Si uun aan u maqsuudo Sahal ma ahan caashaq Sidaan ha ii gelin

Fariin jaceyl Ku soo dhawad

Calaacal : hadaba ku bilow sidaan From : naf kuu oo man Ku bilow aboowe/abaayo marka hore iga guddoon salaan sidato saxansaxo roobeed oo ugdgoon badan kaagana timid saableyda oo idil Cishqigaan kuu qabo Cawadiioo idil Cindigaan ku hayaa Caafimaad haddaan helo Cindigeyga wuxuu tabaa Guri inaan wadaagno Galabtii alle keena Garaadkaan kuu hayaa Gacan wacan ii fidi Haddaan garabka la i qaban God caawa inaan u hoydaan Go,aan ku gaaray Galabtii alle keeno Gabay gaagab sidaa