Geeraar jaceyl

Ku soo dhawaada website ka
Arimaha jaceylka ka falaqeeyo 
iftinchannel.blogspot.com
Geeraar jaceyl

Dunidaan dibjirkeeda dayaxa laalaayo, dunidaan dayarteeda dagaalka loo carbinaayo dunidaam duqowdeeda nabada aan doonayn , dunidaan labadii is doorato dakano layskugu diidaayo dabkeeda ma yara Ana  ana inaan daacad kuu ahay marna aanan ku dageynin damiirkaada u sheeg, wadnaheyga dushiisa iyo beerkeyga dacaladiisaan darin kuugu dul fidinayaa dareen la' aan ku dul seexo, hadaadan intaas ku daganeynin laabtaada sii danqaneyso dartaa waalidkeyga ha ii dilo ama duhurkaan ha ii deyrsho deg deg daartaada igu geyso. 

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Akhri xikmadoyin

FARIIMO JACAYL AH

Xikmadahaan waxay kala yihiin