FARIIMO JACAYL AH

FARIIMO JACAYL AH  .
Jacaylku ma ahan waa ku cusub aduunka mana ahan wax lal yaabo  waana shay qaali ah waxaana u malaynayaa dadka waxaa ugu nasiib badan qofkii la jeclaado  ,
Fariimo jacayl oo calaacal ah
Wllo mcn maxaa dhacay ma miyirkaa lagaa maray , ma ilowday wacadkii , maxaadse beenta intaas leeg igu sheegaysay oo aad u dayacday jacaylkii inoo dhexeeyay.
Mcn maxaad uga dhigtay ubixii aynu mudada dheer  kusoo rafaadnay barbaarintiisa mid aan sal iyo baartoona lahayn. !!!!
ogow maalmaha aduunyada 
ninba waa markiisee 
hadaad maantay goysana 
markaygaan kusugayaa
Hadii aad i xumaysay waxba kama qabo ilaahay ayaan talo saaranayaa lakiinse waxaad ogaataa inaan ku jaclahay waqti kasta oo aan kusoo xasuustona cidloyaan dareemaa  markasaan kaligay iska ooyaa  …

Comments

Popular posts from this blog

Akhri xikmadoyin

Xikmadahaan waxay kala yihiin