Posts

Waxaa sii socda calaacalka jaceylka sii qooraarso habka aad ugu jeedisan karto naf aad jeceshahay From :naf loo dhibanyahay

Waxaa sii socda calaacalka jaceylka sii qooraarso habka aad ugu jeedisan karto naf aad jeceshahay From :naf loo dhibanyahay Ku bilow sidaan  Garab baan kaa rabaa Gacal aan wadaagnoo Galabtii alle keeno Garbahaan isku hayaa Gargaar ii fidi Haddaan ku waayo habeenkii Hurdo waan ka quustaa Harsina warkeeda daa Halbowlihii dhiigga sidey iyo Hungurigaa I istaagey Hamuun baa ii heysee Hal mar ii imow Adaan kuu hilboobee Intaan iilka lay dhigin Itaan alwaaxa laygu xirin I saar sambabada agtoodiyo Saableyda caloosha I saar Si uun aan u maqsuudo Sahal ma ahan caashaq Sidaan ha ii gelin

Fariin jaceyl Ku soo dhawad

Calaacal : hadaba ku bilow sidaan From : naf kuu oo man Ku bilow aboowe/abaayo marka hore iga guddoon salaan sidato saxansaxo roobeed oo ugdgoon badan kaagana timid saableyda oo idil Cishqigaan kuu qabo Cawadiioo idil Cindigaan ku hayaa Caafimaad haddaan helo Cindigeyga wuxuu tabaa Guri inaan wadaagno Galabtii alle keena Garaadkaan kuu hayaa Gacan wacan ii fidi Haddaan garabka la i qaban God caawa inaan u hoydaan Go,aan ku gaaray Galabtii alle keeno Gabay gaagab sidaa

Geeraar jaceyl

Ku soo dhawaada website ka Arimaha jaceylka ka falaqeeyo  iftinchannel. blogspot.com Geeraar jaceyl

Erayo jaceyl

Image
 Maxaad Jaceylka beenta ah Qalbigeyga ugu abuurtay hadaaba idaayaceysid, Farxiyooy Ma ogid miyaa Dhaawacaad iigeysatay inuu Qalbigeyga xanuunjinaayo,Maya Maya ma ogid xanuunka ihaayo laakin aniga dareemaayo dhawacaaga xanuunkuu igu haayo wuu idanqadaa markaasaan la xanuunsadaa,waxaan isku dayayaa inaan is adkeeyo umana adkeysan karo,waxaan sameeyo markaan waayo Gacmaha ayaan kor u taagtaa dhibkeygana Rabi baan u sheegtaa. • Markaan isku dansheeganay Daaqadihii qalbigeygana aan kuu furay ayaad Duurka cidlo ah igu siideysay Daneysato miyaad aheyd ,Dulmi ayaad ila imaatay iyo Daryeel la`aan Dembi miyaan kaagalay . • Nolosheydiyey Maxaad iiga fogaatay oo aad ii cidleysay kama fakareysid miyaa Nolosheyda,Farxadeyda iyo hormarkeyga,ma ogid miyaa inaan aniga la`aantaada Noolaan Karin hadaan loonaadana nolosha ay Cariiri tahay, Erayo macaan 1-Xayaati xalay dhan waan fikirayay markaas ayay Hal dhibic oo ilin ah iga soo dhacday , markaas ayaan weydiiyay oo aan iri maxaad banaanka

FARIIMO JACAYL AH

FARIIMO JACAYL AH  . Jacaylku ma ahan waa ku cusub aduunka mana ahan wax lal yaabo  waana shay qaali ah waxaana u malaynayaa dadka waxaa ugu nasiib badan qofkii la jeclaado   , Fariimo jacayl oo calaacal ah Wllo mcn maxaa dhacay ma miyirkaa lagaa maray , ma ilowday wacadkii , maxaadse beenta intaas leeg igu sheegaysay oo aad u dayacday jacaylkii inoo dhexeeyay. Mcn maxaad uga dhigtay ubixii aynu mudada dheer  kusoo rafaadnay barbaarintiisa mid aan sal iyo baartoona lahayn. !!!! ogow maalmaha aduunyada  ninba waa markiisee  hadaad maantay goysana  markaygaan kusugayaa Hadii aad i xumaysay waxba kama qabo ilaahay ayaan talo saaranayaa lakiinse waxaad ogaataa inaan ku jaclahay waqti kasta oo aan kusoo xasuustona cidloyaan dareemaa  markasaan kaligay iska ooyaa  …

Xikmadahaan waxay kala yihiin

Image
Xikmadahaan waxay kala yihiin: Maanta aad baad u qurux badan tahay maxaa yeelay daqiiqad walba waad qurux badan tahay. Taasii waxay sababaysaa qofka aad jeceshahay inuu si aad ah u dareemo jaceylka aad u qabto. Waxaa inoo dhexeeya badweyn, buuro iyo weliba wadammo sidaas oo ay tahay ka daalo inaan kuu soo bandhigto jaceylka aan kuu qabo si aan u mideeyo wadneyaasheenna. Taasi waxay dareensiinaysaa qofka aad dhaheyso haduu yahay gabar iyo wiilba inuu ogaado jaceylka baaxada wayn ee aad u qabto waxaana halkaas ka dhalanaya kalsooni buuran iyadoona iyadoo sal adag uu ku fariisinayo jaceylkiinna. Waxaan jeclahay inaan noqdo ilmadaada taasoo kasoo qubanaysaa indhahaaga quruxda badan soona maraysaa dhabankaaga macaanka badan kuna dhacaysaa faruuryahaaga balse ma doonayo inaad noqoto ilmadayda mar waliba waa waa ay daadataa, ma doonayo inaan mar walba ku waayo oo aad iga dhamaato. Dadka waxay jecelyihiin inay noqdaan qorraxda si iyagu ay nuuraan sida qorraxdii oo kale balse an

Akhri xikmadoyin

Qormadaan Gaaban Waxaa Akhristayaasha Kula Wadaagayaa Erayo Iyo Xikmado Dhiiri Galin Ah Oo  Kasoo Aruuriyay Ilo Kala Duwan. Caruurta Quluubtoodu Waa Nadiif Laakiin Dharkooda Ayaa Wasakh Ah, Dadka Waaweyna Dharkooda Ayaa Nadiif Ah, Laakiin Qalbiyadoodu Waa Wasakh, Kuwo Allah (SWT) Ka Badbaadiyay Mooyee,. Shimbir Geed Dul Fadhida Marnaba Kama Cabsato In Laanta Ay Saaran Tahay La Jabto, Sababtoo Ah Kalsoonideedu Ma Aha Laanta Balse Waa Baalasheeda. Had & Jeer Ku Kalsoonow Naftaada. Qorrax-Dhaca Halkan Waxay Qorrax Soo Bax U Tahay Dhinac Kale Oo Aduunka Ka Mid Ah. Ha Quusan Sababtoo Ah Wax U Muuqda Dhamaad Ayaa Xaqiiqdii Ah Bilow Cusub. Muhim Maaha Inaad Ka Xanaaqdo Wax Dhabarkaaga Laga Yiri Waayo Hortaada Lagama Odhan Karo. Ha Ku Dadaalin Inaad Dhisato Guri Weyn Oo Aad Ku Noolaato, Laakiin Ku Dadaal Inaad Dhisato Guri Aad Ku  Noolaato  Oo Xasiloon Oo Ay Ka Dhex Iftiimayso Akhlaaq Wanaagsan Iyo Allah Ka Cabsi. Awood Uma Lihid  Inaad Bedesho  Muuqaalkaaga Si Aad