Maxaad Jaceylka beenta ah Qalbigeyga ugu abuurtay hadaaba idaayaceysid, Farxiyooy Ma ogid miyaa Dhaawacaad iigeysatay inuu Qalbigeyga xanuunjinaayo,Maya Maya ma ogid xanuunka ihaayo laakin aniga dareemaayo dhawacaaga xanuunkuu igu haayo wuu idanqadaa markaasaan la xanuunsadaa,waxaan isku dayayaa inaan is adkeeyo umana adkeysan karo,waxaan sameeyo markaan waayo Gacmaha ayaan kor u taagtaa dhibkeygana Rabi baan u sheegtaa. • Markaan isku dansheeganay Daaqadihii qalbigeygana aan kuu furay ayaad Duurka cidlo ah igu siideysay Daneysato miyaad aheyd ,Dulmi ayaad ila imaatay iyo Daryeel la`aan Dembi miyaan kaagalay . • Nolosheydiyey Maxaad iiga fogaatay oo aad ii cidleysay kama fakareysid miyaa Nolosheyda,Farxadeyda iyo hormarkeyga,ma ogid miyaa inaan aniga la`aantaada Noolaan Karin hadaan loonaadana nolosha ay Cariiri tahay, Erayo macaan 1-Xayaati xalay dhan waan fikirayay markaas ayay Hal dhibic oo ilin ah iga soo dhacday , markaas ayaan weydiiyay oo aan iri maxaad banaa...